War Deg Deg ah oo Hada Naga Soo gaaray Galkacyo iyo Dhalinyaradii La Afduubtay oo…

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inay dib xoriyadoodii u heleen shan dhalinyaro ah oo laga qafaashay magaalada Gaalkacyo.
Dhalinyaradaan oo loo qafaashay dhinaca Galmudug ayaa soo dayntooda waxaa gacan ka geystay odayaasha Galmudug, kuwaas oo ku guulaystay in si degdeg ah dhalinyaradaan loosii daayo.
Lama garanayo sababta loo afduubtay, laakiin waxaa loo badinayaa inay la xiriirto colaada gobolka taagan.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)