DEG DEG : Qaar Kamid ah Xildhibaanada Golahah Shacabka oo Xilkooda Weyn Doona (Akhriso Sabab Yaab Leh)

Xog hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Warkeen press ayaa waxay sheegeysa in la wado qorshe ballaaran oo xildhibaanno badan oo golaha shacabka ah xilkooda u weyn doonaan.
Dowladda Farmaajo ayaa si hoose ula shireysa qaar kamid ah beelaha Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ay kasoo jeedaan xildhibaannada qaska ku haya dowladda.
Waxaa la doonayaa in waxgaradkan ay ka laabtaan mataaladda ay fasaxa u siiyeen xildhibaannada, shaaciyaanna in shaqsiga la diidan yahay aanu iyaga matalin, keensan doonaan xubno kale.
Waxaa la keeni doonaa xubnihii wax dooranayey waxaana laga dhaadhicinayaa in shaqsiyaadka dowladda qaska ku hayo meesha ka saaraan wax walbo oo dhanka sharciga ahna waxaa ka saacidi doonaa dowladda Federaalka.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)