DEG DEG: Ciidamadii ugu badnayd oo soo gaaray Magaalada & Shacabka oo……

Mid ka mid ah Wadamada Qaarada Africa ayaa 10 sano kadib xiligan ku soo biirtay Howlgalka Midowga Africa ee ka socda Wadanka Soomaaliya.
Dowladan ayaa Soomaaliya u soo dirtay Ciidamo iyo Tababarayaal Ciidan waxaana ay soo gaareen Magaalada Muqdisho.
Ciidamada iyo Tababarayaasha soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ka socdaan Dowlada Zambia kuwaas oo ka mid noqonaya Howlgalka AMISOM.

Saraakiisha iyo Ciidamada Dalka yimid Ayaa la sheegay in Dowlada Federaalka ay ka caawin doonaan Tababarida Ciidamada Booliska si amaanka Caasimadda loo xaqiijiyo.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)