DAAWO : Warqadii itoobiya u qortay Somaliland oo La isku Heysto iyo Xaalada oo Meel Xasaasi ah Mareysa…

Dowladda Itoobiya ayaa ugu hambalyeysay Somaliland 26-guuradii ka soo wareegatay, markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, ayna tahay Jamhuuriyad madax banaan.
Waraaq uu qoray Qunsulka Guud ee Itoobiya u fadhiya Hargeysa Gen. Berha Tesfaye ayuu ugu hambalyeeyay shacabka iyo Maamulka Somaliland maalinta ay u asteeyeen Qaranimada ee 18-ka May sida uu yiri.

HALKAN RIIX : OO DAAWO MUQAALKA

Waxaa jecelahay inaan si diiran ugu hambalyeeyo shacabka iyo dowladda Somaliland, maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May”ayaa lagu yiri waraaqda uu Qunsulka Guud ee Itoobiya u fadhiya Itoobiya oo ah Generaal Ciidan.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa caddeeyay in aysan Itoobiya fara gelin doonin madax banaanida iyo qaranimada Soomaaliya.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)