DAAWO : Wariye Aamino Muuse oo Soo Bandhigtay Arin Naxdin leh oo u geystay Wasiir Yusuf Garaad Iyo Ceebta Taagan.

Waxan Halkan idin kugu Soo Gudbineynaa Wareysi dheer oo Naxdin leh oo ay bixisay Wariye Aamino Muuse Wehliye oo aheyd Wariye Caan ah oo Kasoo Shaqeysay BBC-d iyadoo hada Soo Bandhigtay arin Dhibaato ah oo u geystay Yusuf Garaad .

HALKAN RIIX : OO DAAWO MUQALKA

Subaxdii markaan hurdada ka tooso oon shaqada isu diyaarinayo, waxaan la fekeri jiray bal waxa aan maanta kala kulmi doono, siduu iila dhaqmi doono, intaan shaqada u sii socdo oo aan trainka sii saaranahay, waxaan ka welweli jiray sida maalinteydu noqon doonto, markaan shaqada soo dhameeyo intaan aqalkeygii u sii safraayana waxaan ka ilmeyn jiray uurka iyo indhahaba wuxuu maalintaas igu sameeyey, siduu iila dhaqmay iyo siduu ii bahdilay.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)