DAAWO : Ragii Loo Qabtey Gaariga Ku Qarxay Muqdisho oo Shaaciyay Arin Layaab leh iyo Shaqsiyaadka u Soo Dhiibay Gaariga Qaraxay (Daawo)

Hay’adaha Amniga ayaa gacanta ku dhigay dadkii watay gaari ku qarxay Muqdisho maanta, iyadoo ay socoto baaris ku aadan dadkaas la qabtay.

HALKAN RIIX : OO DAAWO MUUQAALKA

Gaari walxa qarxa la saaray ayaa hay’adaha amniga oo beryahan ku raadjoogey ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho iyagoo isu diyaarinayey inay shacabka waxyeelo u geystaan.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)