DAAWO : Feysal Cali Waraabe oo Ku Baaqay in Gabdhaha Somaliland ee Muqdisho Ku Sugan Laga Caayo Facebook..

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa dad badan ka yaabsaday kadib markii uu dalbaday in Facebook laga aflagaadeeyo gabdhaha Waqooyiga ka tagay ee Muqdisho ku sugan.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Waxaa uu sheegay in gabdhahaas ay ka falaagoobaan, sidaas darteed uu dalbanayo in Facebook lagula dagaalamo oo lagu caayo.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)